Iyagoo u fiirsanaya arrimaha kala duwanaanshaha noolaha ee Somaliland

Wargeysyada Foundation waxaa ku jira maqaallo kala duwan oo khuseeya Somaliland iyo kala duwanaanshaha noolaha iyada oo lagu daray cusbooneysiinta howlaha Mu’asasada. Waxay ku daabacan yihiin English and Somali waxaana loogu talagalay dhagaystayaasha guud. Waa lagusoo dhaweynayaa inaad la wadaagto. Khadadka isku xidhka hoose ayaa kuu suurta gelin doona inaad arrin ka akhrisato khadka tooska ah ama aad kala soo baxdo. Macluumaadka ku-biirinta joornaalada mustaqbalka ama isticmaalka maqaallada ama sawirrada joornaalada jira, guji halkan .


Sanadka: 2022 | Warsidaha: 9

Sanadka: 2021 | Warsidaha: 8

sanadka: 2020 | Warsidaha: 7

sanadka: 2019 | Warsidaha: 6

sanadka: 2018 | Warsidaha: 5

sanadka: 2017 | Warsidaha: 4

sanadka: 2016 | Warsidaha: 3

sanadka: 2016 | Warsidaha: 2

sanadka: 2016 | Warsidaha: 1